|

Oori Iyo Saygeedii Oo Loo Kala Magacaabay Laba Wasiir Oo Miisaan Leh Dawlada Somalia

Muqdisho 25. March 2017 (SDN/QJ):- Lamaane Xaas ah ayaa ka mid noqday Wasiirada cusub ee Xukumada Somaliya, waxaanay dadka Baraha Bulshada ku falanqeeya Siyaasadu sheegen in dhacdo la yaab leh ay tahay madaama labadan Qof oo kala ah  Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha kana soo jeeda Beesha Digil iyo Mirifle uu xilkaasi loo magacaabay halka Xaaskiisa oo kala qabiil yihiin oo la yidhahdo Khadiijo Maxamed Diiriye ay noqotay Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, waxanay ka soo jeedda Beesha Shanaad gaar ahaan Beesha Yaxar.

Comments are closed