|

Wasiirul Dawlaha Ganacsiga Somaliland oo Baaq u Diray Ganacsatada iyo Dadka Samafalka ku Hawlan DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga ah ayaa ugu Baaqay Guud ahaan Ganacsatada Somaliland inay doorkooda ka qaataan Gurmadka iyo Samato bixinta Dadka iyo Duunyada ku tabaaloobay Xaalada abaareed ee dalka ka Taagan.

Comments are closed