|

Burco:Hooyo Ka Warramaysa Geerida Wiilkeedii oo Ku Dhintay Doontii Lagu Duqeeyay Gacanka Cadmeed DAAWO

Burco 21. March 2017 (SDN/QJ):- Waxa isa soo taraya wararka ka soo baxaya doonidii ay dawladda Sucuudigu ku duqaysay marin biyoodka Baabal-mandab, kuwaas oo hadda la sheegayo in dadka ku geeriyooday ay u badnaayeen reer Somaliland, gaar ahaan Hargeysa, Burco iyo Lascanod.

Hadaba Hooyadani Waxay Ka Mid ahayd Hooyooyinka Dhacdadaas Ku waayay Ilmo ay Dhashay.

Comments are closed