Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo Raashinkii Ugu Badnaa in Mudo ah Ku Wareejiyey Gobolada Awdal Iyo Gebilay DAAWO
Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Guddida Heer Qaran ee Taakulaynta Gurmadka Abaaraha Somaliland ayaa Deeq Dhan 46 Kun oo Tan oo Raashin ah Waxay Ku Wareejiyeen Guddiyada abaaraha ee Gobolada Awdal Iyo Gebilay.