Wada-hadaladdii Maamulka Khaatumo iyo Somaliland oo Dib u Dhacay iyo Wakhtiga Loo Balamay DAAWO
Jabuuti 21. March 2017 (SDN/QJ):- Wada-hadaladii u dhaxeeyey Xukuumadda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo ee la filaayey in ay shalay dib uga furmaan magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, ayaa dib u dhacay, waxaana sarkaal ka tirsan kooxda Khaatumo uu sheegay in wada-hadaladdaasi ay dib u furmi doonaan maanta oo Salaasa ah.