Madaxweynaha Kenya oo Booqday Fadhiisimmada Millaterigiisa AMISOM ka midka ah ee Soomaaliya ku sugan DAAWO
Dhooblay 19. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya, ayaa maanta Booqday Fadhiisimmada Ciidammada Millateriga Kenya ee ka midka ah hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya kula dagaallama Al-Shabaab.
Warbixinta Warka Madaxweynaha Kenya Booqashada uu ugu tegay Ciidammadiisa ku sugan gudaha dalka Soomaaliya oo uu hadal halkaas uga jeediyey dhiirrigelin u badnaa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Halkan hoose ee ka bogasho wanaagsan:-