|

Gudoomiye Muuse Biixi & Weftigii uu Hogaaminayay oo Nairobi Kulan Kula qaatay Madax Sare oo ka Tirsan Baarlamanka Kenya DAAWO

Nairobi 19. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay Weheliyaan Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbigaas iyo Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Lugtii u danbaysay ee Socdaalkooda ku Jooga Xarunta Dalka Kenya ee Nairobi ayaa Kulan la qaatay Saraakiil Sare oo ka Tirsan Baarlamanka Kenya.

Comments are closed