Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa oo Marki Kowaad Intii uu Xilka hayay Booqasho ku Tegay Caasimadda Somalia ee Muqdisho & Arrimo ay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo DAAWO
Muqdisho 19. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Midnimada Africa ayaa Socdaal ku tegay tan iyo intii uu Xilka Ururkaasi qabtay Caasimada Somalia ee Muqdisho Isagoo Kulan la qaatay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Raysal Wasaarihiisa Xasan Khayre.