Yemen: Magacyada 15 Qof oo ka Mid ah Dadkii Ku Dhintay Kadib Markii uu Qabsaday Weerar Gantaal
Sanca 19. March 2017 (SDN/QJ):-Dadkii ku Dhintay Gantaal ku habsaday Doon ay Saarnaayeen Qaxoonti Ku sugan dalka Yemen ayaa Lagu Soo Waramayaa in intooda u badani ay u dhasheen Somaliland.
Tibaaxo naga soo Gaadhay dalka Yemen ayaa Sheegay in dadkii Weerarkaas ku dhintay ay dhalasho ahaan ka soo Jeedeen Magaalooyinka Hargaysa, Burco Iyo Laascaanood.
In kasta oo aan la wada Xaqiijin Magacyada Tirada Guud ee Weerarkaas duqaynta ah ku dhimatay hadana waxaa ka mid ah Magacyada la aqoonsaday inay Shilkaas ku Jireen oo Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac ay kala Yihiin.
1:Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
2:Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
3:Ayaan Maxamed oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
4:Faadumo Yuusuf Haybe oo kasoo jeeda Laascaanood (DHimasho)
5:Aaamina Baaxeer oo kasoo jeeda Burco Dhimasho Balse si rasmi ah looma xaqiijin.
6:Hibaaq Axmed Tarabi oo kasoo jeeda Burco oo wali dhimashadeeda lagu muransan yahay.
7:Muxumed ISmaaciil oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)
8:Maxamed Aadan Cabi( Maxamed Timo) oo kasoo jeeda Burco (Dhimasho)
9:Cabdiraxman hassan mohamoud oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaanood.
10:Maareeye Cabdiraxmaan oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaabood.
11:Cabdi Xasan oo dhaawac ah kana badbaaday duqantaas kana soo jeeda Laascaanood.
12:Guuleed Cabdifataax Giirre oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)
13:Cabdirisaaq Dayyaxo kana soo Jeeda Burco (Dhimasho)
14:Xamdi Xasan Faahiye oo kasoo jeeda Laascaanood waa dhaawac.
15:Ibrahim Ahmed Sacadaale (Dhimasho).