|

‘’Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo Inan Gumeednimo Iyo Midiidnimo Midna uma Socono’’ Prof Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Widh Widh 14. March 2017 (SDN/QJ):- Dr. Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo aanay aheyn mid ay ka leeyihiin dano gaara

“Qolyahan Somaliland waxay yidhaahan sumadayadii ayaa ku taala oo ingiriiskii ayaana wada xukumi jiray waxay yihiina wax ka liita meeshan kuma noola”

Comments are closed