|

Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda oo Ku Margaday inuu Soo Bandhigo Sababta Mar Kale Sicir Bararku Ku Yimid DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cali Maxamed Axmed (Cali Dhagoole) oo la Hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in Guddidii La Dagaalanka Sicir bararka iyo Shirkadaha Telesom Iyo Dahabshiil ay Isku Afgarteen Qodobo laga ansixin doono Golaha Wasiiradda

Comments are closed