|

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somalia Ka Dalbaday inay Ixtiraamaan Heshiisyadii ay la Galeen Madaxweynihii Hore DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxa uu madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal-wasaarihiisa ka codsaday inay ixtiraamaan waxa uu ku sheegay Heshiis ay wada gaadheen madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Siilaanyo.

Comments are closed