|

Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Mooshin ay Somalia ku Hawlan Tahay oo Ku Wajahan Saldhiga Mileteri DAAWO

Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Mooshin la sheegay in Dawlada Federaalka Somalia ay ku rabto inay Ku Fashiliso Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku Somaliland ka Hirgalinayo Gaar ahaan Magaaladda Berbera.

Comments are closed