|

Suxufi Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Weli Xidhan Iyo Baaqa Qaybaha Bulshada ee Magaaladda Burco DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudo haatan Ku dhow Bil Ku Xidhan Xarunta Denbi Baadhista ee Magaalada Hargaysa Suxufi Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo dhinaca Kalena ahaa Samafale Urur Lagu Magacaabo Kaalmee Kuwan, Kadib Markii uu Ka Soo Laabtay Magaaladda Muqdisho Isla Markaana uu Warbaahinta Ku faafiyey Hadalo ay dhibsadeen Xukuumadda Iyo Shacabka Somaliland.

 

Comments are closed