Gudoomiye Muuse Biixi oo Hawraarsan Ku Qaabilay Go’aankii Mudo Kordhinta ee Golaha Guurtida Somaliland DAAWO
Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Hawraarsan Ku Soo Dhaweeyay Mudo Kordhintii ay Golaha Guurtidu u Sameeyeen Xukuumadda,Golaha Wakiiladda Iyo Golayaasha Deegaanka ee Dalka.