Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Dhul Ku Wareejisay Wasaaradda Kalluumaysiga Halkaas oo Laga Hirgalinayo Suuq Lagu Iibiyo Kalluunka DAAWO
Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa Kala Wareegay Dhul Ay Wasaaraddu Ka Hirgalinayso Sariibad Casri Ah Oo Dhinaca Kaluunka Ah.