|

Tv-Ga Universal Oo Laga Joojiyay Inuu Ka Shaqeeyo Deegaanada Maamulka Puntland & Sababta Keentay oo la Shaaciyey

Garowe 05. March 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Puntland ee Soomaaliya ayaa deegaanadooda ka joojiyay inuu ka hawlgalo Telefishanka Universal.

War qoraal ah oo uu saa saaray maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in sababaha looga joojiyay deegaanada Puntland ay tahay; iska hor keen dowladda iyo shacabka, khalkhal galinta amniga Puntland, warar been abuur ah oo uu ka faafiyay Puntland iyo inuu ka tebiyay warar anshaxa saxaafadda ka baxsan.

Dhinaca kale, maamulka Telefishanka Universal weli kama hadlin arrintan.

Halkan hoose ka akhriso warqadda TV-ga Universal loga joojiyay Puntland

 

Comments are closed