Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Xisbiga Waddani Iyo Kooxo Somalia ah ku Eedaysay Mudaharaadkii London DAAWO
Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Kooxo Somalia ah ku eedaysay inay ka danbeeyeen Mudaharaadkii Khamiistii ka dhacay London ee lagaga Soo Hor Jeeday Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siiyay Magaaladda Berbera.