Qaar Ka Mid ah Waxgaradka Gobolka Togdheer oo Xukuumadda Somaliland Ka Codsaday inay Cafiso Weriye Coldoon DAAWO
Burco 02. March 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Waxgaradka Gobolka Togdheer ayaa Xukuumadda Somaliland Ka Codsaday inay Cafis u fidiso Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Mudo Laba Todobaad ah Ku Xidhan Caasimadda Hargaysa Kadib Markii uu Magaaladda Muqdisho Ka Soo Laabtay.