|

“Suurto gal maaha in aynu dal ka doonno in uu xishmeeyo awoodda Qarramadda Midoobay iyadoo dalkaasi aynu iska hor taagney in uu qayb ka ahaado qaabka aynu go’aamada ku gaadhno’’ Marxuun Cigaal DAAWO

Hargaysa 27. February 2017 (SDN/QJ):- “Suurto gal maaha in aynu dal ka doonno in uu xishmeeyo awoodda Qarramadda Midoobay iyadoo dalkaasi aynu iska hor taagney in uu qayb ka ahaado qaabka aynu go’aamada ku gaadhno. Waxa igu filan in aan idhaahdo, in anniga iyo waftigayguba aannu taageeri doonno siddii aanu horeba had iyo jeer u yeeli jirnay wixii go’aan ah ee u suuro galinaya Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinuhu in kaalinta xaqa ay ugu leeyihiin ay ka galaan Qarramadda Midoobay, haddii ay ahaan lahayd Gollahan loo dhan yahay, ka Amaanka iyo hay’adda kaleba”. Ayuu Madaxweyne M. I. Cigaal ka yidhi Gollaha loo dhan yahay ee Qarramadda Midoobay 1969-kii.

Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ee maanta xorta ah rag la gor-gortama ayaa loo baahan yahay – waar waanu idiin qaylinee noo qayliya markayaga – Qaramadda Midoobay in ay na aqbasho ayaana rabnaa eh erey noo dhaha.

Comments are closed