|

Akhri Lix Qodob Oo Ay Maxkamadu Go’aan Kaga Gaadhay Qabsoomida Doorashada Inay Wakhtigeedi Ku Dhacdo Iyo In La Kordhiyo

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland ayaa Dib u eegis Ku Samaysay Qaraar ay Hore u soo Saartay oo Ku Saabsan Qabsoomida Doorashooyinta arrintan ayaa Salka ku Haysa Sidii Golaha Guurtida loogu sii fududayn lahaa Mudo Kordhinta ay Samaynayaan.

Comments are closed