|

Muuqaal uu Duubay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ka Hor Xidhitaankiisii DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Laamaha amaanka ee Somaliland ayaa Xabsiga Dhigay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Kadib Markii uu ka soo laabtay Magaaladda Muqdisho oo uu ku Soo Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Somalia Mr Farmaajo Bilowga Xil hayntiisa Erayo ka soo Yeedhay Weriye Col doon ayaa Xukuumadda Somaliland Iyo Qaybo badan oo Shacabka ahi aad u dhibsadeen.

Comments are closed