|

Gudoomiye Cirro Iyo Wasiirka Madaxtooyadda oo Dood Adag oo Ku Saabsan Saldhiga Mileteri ee Berbera Fooda Isku Daray DHAGAYSO

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo Ku Lamaanaayeen Xubno Kale ayaa Dood adag oo ku saabsan Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka siisay dalka Imaaraadka Madaarka Berbera Waxa u qabatay Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Somaliga.

 

Comments are closed