Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo Falanqayntiisii Heshiiska Saldhiga Mileteri Markuu soo Idlaaday Cadeeyay Inuu Taageersan Yahay Heshiiskan & Mawqifyo Lid Isku Ah oo uu Marba Mid Doortay DAAWO
Hargaysa 17. February 2017 (SDN/QJ):- Falanqayn uu hore u sameeyay Aqoon yahan Maxamed Cali Bille kana Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Ku Saabsanayd Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga siiyay Madaarka Berbera ayaa Xogwaran Waxa uu Mar kale ka siiyey Telefishanka HCTV isagoo sheegay inuu labada golle ee baarlamanka ku raacsan yahay ansixinta heshiiskaas hasa yeeshee waxa uu xusay inay haboonayd in loo talo badsado wakhti fiicana loo helo.