Natiijada ka soo Baxday Shirkii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo uga Socday Dalka Jabuuti Iyo Prof Cali Khaliif Galaydh oo Hanjabaad u Diray Punt land DHAGAYSO
Jabuuti 11. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Caasimadda Jabuuti Lagu Soo Gabo Gabeeyay Wejigii labaad ee Shirkii Wada Hadal ee u Socday Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.