Dawlada Itoobiya oo Ka Hadashay Sida ay u danaynayso Horumarinta Ganacsiga uga Imanaya Dekeda Berbera DAAWO
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland iyo Ta Waddanka Itoobiya ayaa Isku afgartay Sidii Loo Horumarin lahaa Dekeda Berbera iyo Jidka Berbera Corridor ee Xidhiidhaya Somaliland Iyo Itoobiya.