|

DAAWO: WADDANI Oo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Ku Eedeeyay Inuu Borama Ku Xidhay Guddoomiyaha Xisbigaasi Ee Gobolka AWDAL

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Guddoomiyaha Xisbigaas ee Gobolka Awdal oo Ciidammada Ammaanku Xalay ku xidheen Magaalada Boorama.

Comments are closed