Xildhibbaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Gaashaanka u Daruuray Saldhiga Milatari ee Imaaraadku Ka Sameysanaayo Berbera DAAWO
Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Xildhibbaano ka tirsan aqalka Golaha Wakiilada Somaliland oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa si adag gaashaanka ugu daruuray saldhiga Milatari ee dawladda Imaaraadku ay ka sameysanayso magaalada Berbera, waxaana ay tilmaameen in saldhigaasi uu Khatar ku yahay qaranimada Somaliland.
Xildhibbaanadan oo kala ah Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle, Xildhibbaan Tukaale iyo Xildhibbaan Cali Xaaji
DAAWO, xildhibbaanada oo arrimahaas ka hadlaaya,