Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti ka Socda Check Republic & Qodobada laga Wada Hadlay DAAWO
Hargaysa 04. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Kulan Kula Yeeshay Wefti ka Socda Dalka Check Republic.