Hooyo Soomaaliyeed iyo Caruurteeda oo Loo Diiday Dalka Maraykanka & Soo Bandhigida Dareenkeeda ku aadan Qaraarkii Madaxweyne Donald Trump DAAWO
Johannesburg 04. February 2017 (SDN/QJ):- Hooyo Sahra Sulub iyo Caruur ay dhashay ayaa haatan ku sugan dalka Konfur Africa Mudo Afar Sanno ah ayay Naawilayeen Sidii ay u gaadhi lahaayeen dalka Maraykanka Hasa Yeeshee Waxay Wax Waliba Is Bedeleen Markii uu Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka Donald Trump soo Saaray Sharci Jidaynaya in Dalka Maraykanka aanay iman Karin dadka ka yimaada 7 Dal oo Somalia ka Mid tahay Sababo uu ku Xidhiidhiyey Amniga Maraykanka.