Somalia Iyo Kenya Kee ayaa Qaanuun ahaan Ku Guulaystay Murankii Dhinaca Bada? & Dulucda uu Xambaarsan Yahay Warsaxaafadeedka Maxkamada Caalamiga ahi AKHRI
Hague 03. February 2017 (SDN/QJ):-Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada midoobeey ayaa go’aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Xaakimiinta Maxkaamadda ayaa u codeeyay kiiska ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya.
Halkaan hoose ka Aqriso War-Murtiyeed laga soo saaray Dacwadii Muranka Badda Soomaaliya ee kala Dhaxeesay Dowladda Kenya.