|

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Casuumay Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamanka Somalia ee Ka Soo Jeeda Gobolada Waqooyi & Weedha Maxamed Cumar Carte DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Magaaladda Muqdisho Waxa uu Casho Sharaf ugu Sameeyay Xildhibaanada labada Gole ee Gobolada Waqooyi ee lagu doortay magaalada Muqdisho.

Comments are closed