|

Wasiirka Cadaalada Puntland maxuu kayiri Xukunkii lagu Riday dhalinyaradii Kufsiga gaysatay? DHAGAYSO

Galdogob 30. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Dowlada Puntland Saalax  Xabiib Jaamac   oo Warbaahinta kula hadalay Magaalada Gaalakacayo ayaa waxa uu ka Warbixiyay  Howlo Shaqo oo  Muda 5 Cisha  ah ay u joogayn  Degmada Galdogob kaas oo ku aadan Sidii sharciga Islaamka loo Xakumi lahaa dhalyardii kufsi Wadareedka Ka Geesatay Duleedka Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug.

Wasiirka Cadaalada ayaa waxa uu sheegay in ay ku soo guleestayn  sidii Sharciga la marin lahaa  dhaliyaradaasi 5 kamid ah.

Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaalada Dowlada Puntland  ayaa sheegay in   xukunka kadib Gacanta Dowlada lagu soo Wareejiyay dhalinyarada  la Xakumay.

Dhinaca kale isla shalay ayaa waxaa lagu fuliyay dhalinyarada qayb kamid ah Xukunadii la guriday   gaar ahan jeedaladii  lugu xakumay dhaliyarada

Comments are closed