Agaasimihii Dalada SONYO Siciid Maxamed Axmed oo Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayay Mudo 14 Sanadood Ah DAAWO
Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Agaasimahii Guud ee Dalada Dhalinyarada Heer Qaran ee Sonyo Siciid Maxamed Axmed oo Ka hadlayay Xafladii ay Xilalka Kula wareegayeen Hogaankii Hore ee Daladaasi Iyo Masuuliyiinta Cusub ee Golaha Dhalinyarada Sonyo Ee Uu Hogaaminayay Aqoonyahan Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii uu u hayay Daladaasi oo uu Soo Joogay Mudo 8 Xilwareejinood oo u Dhiganta 14 Sanadood.