|

Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Maanta ee Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland Iyo Xukuumada ee Maaraynta adeegyada Lacagta ee Mobilada? DAAWO

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland iyo Xubno Ka Socday Shirkadaha Telesom iyo Dabshiil Ayaa Kulan Ay Isugu Yimadeen waxa ay ka wada hadleen Maaraynta Adeegayada Lacagaha Ee Moobilada Lagu shubto.

Comments are closed