|

Xarun Lagu Xannaaneeyo Harima-Cadka oo Laga Furay Mid Ka Mid ah Magaalooyinka Somaliland + Dareenada ay Dadweynuhu ka Bixiyeen DAAWO

Boorama 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Midka ka mida magaalooyinka ugu caansan Somaliland ayaa waxaa laga sameeyay xero lagu xanaaneeyo Harima-cadka.

Dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay, arintan Harimacadka goobtani lagu xanaaneynaayo iyaga oo dadka intooda badani aragtida ay qabeen ay tahay inuu ahaa Shabeel.

 

Magaaladan laga furay madashan lagu xanaaneeyo Harimacadka ayaa ah magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal.

Comments are closed