Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Tiro Badan DAAWO
Laascaanood 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hawlgal ay Sameeyeen Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool Gaar ahaan Magaaladda Laascaanood ayaa Ku Guulaystay inay Gacanta ku soo Dhigaan Maandooriyaha Khamriga oo Sifo Qarsoodi ah la rabay in loo geliyo Magaalada Laascaanood.