Xildhibaan Mustafe Qodax oo Ka Mid ah Mudanayaasha Aqalka Sare ee Somalia oo u Tartamaya Jagada Gudoomiyaha Golahaasi DAAWO
Muqdisho 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Maareeye Ku Xigeenkii Hore ee Telefishanka Mustafe Qodax oo haatan ah Xildhibaan ka Tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia ayaa Shaaca ka qaaday inuu u Tartamayo Jagada Gudoomiyaha aqalka Sare.