Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland oo Si Xeel Dheer u Sharaxay Cawaaqib Xumida uu Somaliland u Keenayo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka La Siinayo,Qadarka Lacageed ee Kirada oo Cad Quudheed ah & Xalka Doorashada DAAWO
Hargaysa 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Markii Kowaad Waxa uu ka hadlay Saldhiga Mileteri ee Dawlada Imaaraadku ka Codsatay Somaliland Gaar ahaan Magaalo Xeebeedka Berbera.
Waxa uu Axmed Yuusuf Yaasiin Sheegay in Somaliland Cadayso waxay ku bedelanayso Colaad ay gacmaheeda ku keensato.