Ururka Qareenada Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo Ku amaanay Madax Bannaanaynta Garsoorka DAAWO
Hargaysa 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Ururka Qareenada Somaliland ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ku Hambalyeeyay Go’aankii uu Ku Madax banneeyay Waaxda Garsoorka Isla markaana uu Ku Kala Saaray Hab Maamulka labada Waaxood ee Fulinta iyo Garsoorka.