|

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo Kormeer Ku Tegay Magaalada Berbera iyo Dulucda Balanqaad uu Sameeyay DAAWO

Berbera 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Somaliland Mudane Cabdirisaaq Waaberi Rooble iyo Madax Kale oo Wehelisa ayaa Hawlo Shaqo ku Tegay Magaalo Xeebeedka Berbera Isagoo Soo Kormeeray Garoomada Ciyaaraha ee Magaaladaasi.

Comments are closed