|

Qowmiyada Oromoda oo Wadne xanuun ku riday Dowlada Itoobiya iyo sida ay magaca Alle ugu… DAAWO

Addis Ababa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Banaanbaxyo hor leh ayaa ka curtay deegaano badan oo ay ku xoogan yihiin qowmiyada Oromada gaar ahaan kuwa mucaaradka ku ah dowlada Itoobiya .
Shacabkaan oo ku dhawaaqayay Allahu Akbar iyo ha noolaato Oromiya ayaa waxeey wadne xanuun ku rideen dowlada Itoobiya maadaama laga cabsi qabo inay hubka qaataan sida rag kale oo Oromo ah kuwaas oo dhawaan duurka galay ka dib markii ay ku dhawaaqeen urur la magac baxay (Ururka xoreeynta iyo midnimada Oromia) .

Comments are closed