|

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo La Weydiiyey inuu Xilka ka Dagayo Marka Mudo Xileedkiisu dhamaado Iyo Wuxuu kaga Jawaabay DAAWO

Jabuuti 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa waraysi xasaasiya oo lala yeeshay waxa uu kaga hadlay arimaha doorashooyinkii dalkiisa iyo sido kale maashaariicda horumarineed ee dalka Jabuuti u ka hirgaliyey mudadii uu xilka hayay iyo sidoo kale Waxa u qorsheysan Hiigsiga Horumarka dalkiisa.

Comments are closed