|

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta oo Wejigii 2aad oo Raashin Qaybin ah Ka Fuliyey Deegaano ka Tirsan Koonfur Bari ee Gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 14. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa Wejigii 2aad ee Raashin Qaybin ah Waxay Maanta ka Bilaabeen Deegaanada Koonfur Bari ee Gobolka Saaxil,Waxaana Deeqdaas Raashinka ah la Gaadhsiiyey Dadka abaaruhu Saameeyeen .

Comments are closed