|

Khataraha aan ahmiyadda la siin ee Caalamku waajahayo (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka dunida ka jira sida wasakhowga hawada iyo isbedelka cimilada ayaa ah kuwo inta badan lagu gorfeeyo oo lagaga hadlo warbaahinta qaybaheeda lakiin xaqiiqadii waxaa jira mashaakilaad kale oo badan oo ay dunidu waajahayso, kuwaas oo wax ka qabashadooda aan ahmiyad weyn la siinin.

Comments are closed