|

Baarlamanka jubbaland oo laga Codsaday in Codkooda ay siyaan Gudoomiye Jawaari DHAGAYSO

Kismaayo 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Kulan lagu taageerayay Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka soomaliya hadana ah musharx u taagan qabashada Gudoomiyaha baarlamanka Soomaliya Maxamed shiikh Cismaan Jawaari yaa waxa uu ka dhacay magaalada kismaayo waxaana ka qayb galay masuuliyiin kamid ah maamulka jubaland iyo waxgarada.

 

dhamaan masuuliyiinta iyo waxgaradkii ka qaygalay kulankan Tageerada ah ayaa waxa ay sheegay in Maxamed Khiikh Cismaan jawaari ay u hayaan taageero xoogan.

 

Barlamaanka jubbaland ayaa waxa ay ka codsadeeyn in codkooda ay siyaan xildhibaan jawaari oo hada ah musharax markale u taagan Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya waxa ayna Ku tilamaameeyn In uu yahay shaqasi kaliya ee hogaamin kara baarlamaan Cusub ee Soomaliya.

 

Comments are closed