|

Gudi Ma Dhalays ah oo Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray Wax ka Qabashada Aafada Tahriibka oo Shir Maanta Yeeshay DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Kulan Ku Yeeshay Gudi uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u Xilsaaray Wax ka qabashada iyo Xalinta arrimaha Tahriibka.

Comments are closed