|

Shirkada Telesom oo 500 oo Kun oo Dollar Maanta Ku Wareejiyay Guddida Gurmadka Abaaraha Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa Maanta Ku Wareejisay Guddida Gurmadka abaaraha ee Heer Qaran adduun Lacageed oo dhan 500 oo Kun oo Dollar Taas oo ay kaga qayb qaadanayso Taakulaynta abaaraha Somaliland ka Taagan.

Comments are closed