|

Hooyo Danyar Ah Oo Ka Jawaabtay Eedo Uga Yimid Wasiirka Waxbarshada Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Muna Maxamed Jaamac oo ah hooyo danyar ah isla markaan dhawaan laga sii daayay warbaahinta iyadoo ka cabanaysa lacagta laga qaado dugsiyada dowladda ayaa wasiirka waxbarashada oo hadalkeeda ka jawaabayaa ku sheegay inay tahay haweenay ku shaqaysatay arrintan, waxaana hooyadani oo maanta warbaahinta la hadashay ay sheegtay in wasiirka waxbarashada Somaliland Mudane Cabdillaahi Ibraahim Habbane uu ku caddeeyo waxa uu ku sheegay.

Comments are closed