|

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Ka Hadlay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa ee Caalamka & Geeska Africa ka dhacay Sannadkii Tegay ee 2016 DAAWO

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqoon yahan u dhuun daloola isbedelada Siyaasada ee Caalamka ayaa Sharaxay Mucjisooyinkii uu Koobsaday Sannadkii Tegay ee 2016.

Comments are closed